Markaz Al Hidayah waa xarun diini ah oo diiradda saarta baridda Tafsiirka Qur’aanka iyo naxwaha Carabiga. Waxaan ka caawinaa ardayda fahamka saxda ah ee Qur’aanka iyo luqadda Carabiga, iyadoo la siinayo duruus iyo muxaadarooyin kor u qaada aqoonta diinta Islaamka
We provide accessible Islamic educational resources, including audio recitations for each Surah of the Quran. Our platform is designed to make Quranic learning easy and engaging, helping you enhance your memorization and understanding with just a click.